Nin Xaaskiisa oo 10-caruur ah dhashay ku dilay Warsheekh iyo Sababta keentay Dilka

Wararka ka imaanaya degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in nin kamid ahaa dadka deegaanka xalay halkaasi ku dilay xaaskiisa oo horey u dhashay 10-caruur ah. Sida aan Wararka ku helnay ninkan ayaa dilay xaaskiisa oo u dhashay labo caruur ah sidoo kale heesatay 8-caruur oo agoon ah, waxaana dilka la sheegay in … Continue reading Nin Xaaskiisa oo 10-caruur ah dhashay ku dilay Warsheekh iyo Sababta keentay Dilka